Hooyo iyo inanteeda oo ah dhaqaatiir geesiya-yaal.
Waxaa loogu magac daray "Weli-yaasha Somalia." Dhaqtar Hawa Abdi iyo gabadheeda Deqo Mohamed ayaa ka hadlayo xaruntooda caafimaad ee ku taalo gudaha Somalia, halka ay-- wejidayada dagaalada sokeeye iyo cadaadiska daaha ka rogan ee dumarka,--ay u dhiseen Isbitaal, Iskuul iyo shacab nabadeed.

