David Lang waa sameeye kaasoo kaligiisa is baray siduu ku noqon lahaay bad-ku-taqasuse--ama, baray mashiin si uu mid asiga oo kale u noqdo. Hadalkii Lang ee soo jiidashada lahaa, Saaxibkeeni TED, ayaa na tusaya sidii asiga iyo kuwii shabakada bada jeclaa ay isku baheesteen si ay u dhisaan qalab baarayo bada hoosteeda oo raqiis ah misna il-furan leh.

